· Soo ma haboono inaad si qoto dheer u ogaato mid ka mid ah diimaha oogu faafitaanka badan, dadkuna si dagdag ah u galaan, sida ay cadaynayaan tirakoobyo caalami ah…
· Miyaadan xiisaynaynin inaad wax ka ogaato dhaqamada dadka kale iyo waxyaabaha ay ka aaminsanyihiin noolasha iyo diinta iyo dunida nagu hareeraysan?....
· Naftaada ma siin kartaa fursad si aad uga hesho xog sugan diinta islaamka, ayadoo laga qaadanayo xogtaas ilo sax ah, dabadeedna aad u bandhigto xogtaas arigtadaada iyo caqligaaga?...
· Hadii aad arinkaa u aragto muhiim ama mid xiise leh, buugani wuxuu kugu caawin karaa waxaad rabto.